Вставьте ссылку на плейлист с Ютуба или YouTube Music, главное чтобы в ссылке присутствовал параметр "list="
Например: https://music.youtube.com/playlist?list=PL4fGSI1pDJn6cLcPmcc9b_l8oM0aJtsqL
Наш сайт обрабатывает до 200 видео включительно!

Смотреть Видео с канала "MM Somali TV"

1. Kulan Dhexmaray Weriyayaasha Iyo Tiktokers Oo Ka Dhacay Burco.
2. Kylian Mbappe Oo U Dhaw In Uu Ka Dego Real Madrid
3. Sannad-Guuradii 12-Aad Ee Shirkadda Gaandi Oo Hargaysa Lagu Qabtay
4. Faa'iidooyinka Salaadda Gaar Ahaan Sujuuda Iyo Rukuucda Oo La Ogaaday Xanuunada Ee Daawo Ka Yihiin.
5. Maxay Ahayd Farriintii Mareykanka Gaadhsiiyey Xasan Sheekh Ee Itoobiya Ku Saabsanayd?
6. Ka Qayb Qaado Dib U Dhiska Masjid Nuur Oo Ku Yaalla Xaafadda Isha Boorama Ee Hargeysa.
7. "Reer Gabilay Maanta Dhagaysta..."Xildhibaan Cabdi Cali
8. Qaybtii 3Aad Ee Meherada Hiigi Gifts Ayaa Laga Daahfuray Haragysa
9. Mid Ka Mid Ah Maamulgoboleedyada Soomaaliya Oo Ka Hor Yimid Bixitaanka Ciidamada Itoobiya.
10. Meherada Shein Collection Oo Qiimo Jaban Dharka Lagaga Helayo Ayaa Laga Daahfuray Hargaysa
11. Degaanka Shanshacade Ee Gobalka Togdheer Oo Laga Fuliyay Adeegyo Caafimaad Oo Bilaash Ah.
12. Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Gobolka Hawd Oo La Kulmay Qaar Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada
13. Xidhiidhka Ka Dhaxeeya Kansarka Iyo Cuntooyinka Ay Quudato Soomaalidu Dr Omar Biixi
14. "Koobka Ha Loo Bixiyo Magaca Real Madrid" Khaalid Indho
15. "Arrinta Gobolnimada Hawd Waanu Gaadhsiineynaa Golaha Wakiilada " Xildhibaan Maxamed Xasan.
16. "Waxaan Balan Qaadaynaa In Aanu Ka Hawl Galno In W.arimaha Guduhu Bilowdo Xildhibaan Eng. Xirsi
17. "Haddii Gobolo La Ansixinayo Hawd Ayaa Ugu Horeynaya " Xildhibaan Axmed Kaare.
18. "Waxaanu Wadnaa Urur Is Bedel U Noqda Xisbinimada" Gudoomiye Maxamuud Xaashi.
19. "Anigu Waxaan Matalayaa Gobolka Hawd" Xildhibaan Barkhad Batuun
20. Jaamacada Edna Adan Qaybteeda Caafimaadka Oo Adeegyo Caafimaad Fulisay.
21. Wararka Dunida Ugu Waa Weyn || Hoodo Maxamed Jaamac
22. Xildhibaan Meecaad Oo Ceerigaabo U Tagay Xallinta Dil Ka Dhacay Magaaladaasi
23. Qaabkii Loo Maamuusay 200 Arday Oo Qur'aanka Hal Fadhi Lagaga Dheaystay&Macallimiintii Ka Dhegaystay
24. Machadka Al-Azhar Oo Laga Daahfuray Magaalada Wajaale.
25. "Sanadkan Finaladu Sadaal Ma Laha" Khaalid Indho.
26. “Siyaasaddeenu Waxay Ku Dhisan Tahay Nacfi Doon, Magac Doon….” Sh Xasan Cabdisalaan
27. Daahfurka Koofeerka Sabah Beauty Salon Oo Laga Furay Guuleed Plaza Ee Magaalada Hargeya
28. Xaflada Maamuuska 200 Arday Oo Qur'aanka Hal Fadhi Lagaga Dheaystay Iyo Macallimiintii Ka Dhegaystay
29. Itoobiya Oo War Cusub Ka Sheegtay Amniga Badda Cas
30. “Qof Cumro Ku Guulaystay Intuu Farxayo Ayaan Faraxsanahay...” Wiil Cumro Ku Guulaystay
31. Xafladda 12 Guurada Gaandi Iyo Modelka Cusub Ee Sinotruck
32. Maamulka Daaru Iimaan Oo Abaal Mariyay Arday Guulo Kasoo Hoysey Tartan Qur’aan Oo Hargaysa Ka Dhacay
33. Qalbiga Ugu Raaxee Kallaamka Alle.
34. "Madaxda Dalka Waa In Aynu U Duceyno" Xildhibaan Barkhad Batuun.
35. Sh. Cabdixakiin Sh. Cali Suufi Oo Shahaadada U Qabtay Nin Muslimay.
36. "Waxaa Aan Qadar Uga Soo Dhoofay Si Aan Uga Qayb Noqdo Khayrka..." Sh. Cabdixakiin Sh. Cali Suufi.
37. Nin U Dhashay Dalka Uganda Oo Qaatay Diinta Islaamka.
38. " Dardaarankii Nebiga {Scw} " Sheekh Axmed Iid.
39. Ka Qayb Qaado Dhismaha Schoolka Qaadi Maxamuud.
40. Sawaxanka Dadwaynaha Iyo Maayarkii Hore Ee Caasimada Hargeisa.
41. "Waxaan Doonayaa Inaan Noqdo Pilot" Jawiga Ardayda Dugsiga Muslim Ambassadors.
42. "Hargeysa Waxaanu Ugu Nimid Dad Diyaarsan Oo Doonaya In Wax Lala Qabto" Maayar Ku Xigeenka Hargeysa
43. “Garoonkayagii Ayaa Kayn Isku Badalay” Qaar Kamida Dhalinyarada Gabiley.
44. "Dadaalka Maalin Meel Laga Bilaabaa, Hormarkiisu Wuxuu Ku Dhamanayaa Meel Wanaagsan" Gudoomiye Ilig
45. "Ururu Diimeedyadu Waa Ma Dhalays" Sheekh Maxamed - Q 5Aad.
46. Ku Naso Qur'aanka Kariimka.
47. Bahweynta Bureeqa Oo Cududooda Muujiyey
48. "Hadaynu Kulmiye Nahay Kula Tartamimayno Cay" Wasiir Maxamed Kaahin.
49. "Mar Labaad Ayaynu Madaxwaynaha Ugu Ridaynaa " Wasiir Hore Cabdiwali Sh Suufi.
50. Xafladda Qalin-Jabinta Machadka Iyo Madarasadda Daar Al Minhaaj.
51. Wararka Dunida Ugu Waa Weyn.
52. Xafladda Dufcaddii 5Aad Ee Qaybta Barbaarinta Ubadka (Kg) Ee Dugsiga Pharo Foundation.
53. Shirkadda Ethiopian Airlines, Hargeysa Oo War Farxad Leh La Wadaagtay Macaamiisheeda.
54. Munaasibadda Qalinjabinta Dufcaddii 5-Aad Ee Dugsiga Muslim Ambassadors
55. Qaabkii Safaaradda Somaliland Itoobiya Ay Mmtv &Weriye Luqmaan U Gudoonsiisay Shahaado Sharafooyinka
56. Waddo 6 Km Ah Oo Laga Dhisayo Jidka 200 Ilaa Degaanka Biyo Shiinaha.
57. Dekedda Berbera Oo Kasoo Muuqatay 10-Ka Dekedood Ee Ugu Sareeya Africa
58. Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Qashaafadaha Iftiinka Geeyay Xaafadda Daami
59. Maxaa Ku Cusub Wararka Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda ?
60. Turkiga Iyo Itoobiya Oo Heshiisyo Cusub Galay
61. “Abaal Marinta Ugu Weyn Ee Aanu Haysannaa Waa Inaanu Kitaabka Ilaahay Baranayno”Raxma Yar
62. Xafladda Dhagax Dhigga Dhaamka Biyo-Fadhiisiga Oo Ay Hirgalisay Pharo Foundation.
63. Maamulka Guud Ee Mu’assasada Daaru Iimaan Sh.axmed Iid Oo Abaal Mariyay Arday Guulo Ka Soo Hoysey
64. Wararka Dunida Ugu Waa Weyn.
65. Musharraxiin U Tartamaya Baarlamaanka Midawga Yurub Oo Looga Codeeyay Hargeisa.
66. Maxkamadda Gobolka Sanaag Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Dad Calamo Kula So Baxay Gudaha Ceerigaabo
67. "Xalkii Doorashooyinka Laga Gaadhay Wuxuu Dhabarka Ii Xoq, Aan Ku Xoqee" Ururka Hilaac
68. Warbaahinta G.togdheer Oo Ka Hadlay Xadhig Lagula Kacay Midkamida Ah Saxafiyiinta Burco
69. "Sanaag Waa Lagu Soo Duulay Ciidan Ayaa Hareera Jooga ''Guddomiyaha Ururka Rejo
70. "Itoobiya Waxay Noqonaysa Dalkii U Horeeyay Ee Ictiraafa Somaliland"Agaasime Axmed Abokor
71. Wiil Hooyadii Ku Gawracay Baangad
72. "Reer Gabiley Xukumada Abaal-Bay Ku Leeyihiin Laakiin Xildhibaanada ....."Xildhibaan Cabdi Cali
73. Xuska Munaasibadda 18-Ka May Oo Si Weyn Looga Xusay Magaalada Nairobi, Kenya
74. Qaabkii Ay U Qabsoontay Munaasibadda Xuska 18 May Ee Addis Ababa.
75. Xidhiidhkii Dhexmaray Saraakiisha Ciidankii Soomaaliya & Jabhaddii Snm Ee Kacaanku Ogaaday Xogtooda
76. "Waxaan Bogaadinaya Itoobiya Heshiiska Laba Geesoodka Ah Ee Taariikhiga Ah" Wasiirka Ciyaaraha Jsl.
77. "Dawladdii Ugu Horeysay Ee Ingirisku Kala Tashaday Xornimada Somalinad Waxay Ahayd" Cali Waran Cadde
78. "Dawlada Itoobiya Wax Isu Ahaanshiyaha Labbada Dal Way Fahansan Yihiin" Amb Barkhad Maxamuud Kaariye
79. "Dawladda Itoobiya Mar Hore Ayay Ictiraaftay Somaliland" Maayarka Berbera.
80. Buug Taabanaya Nolosha Soomaalida Oo Dubai Lagu Soo Bandhigayo.
81. "Qaranimada Somaliland Waxay U Baahantahay In Ay Shacabku Iskaashadaan " Xildhibaan Maxamed Khadar
82. "Qaranku Waxba U Noqon Maayo Hubkii La Qaatay, Waana La Aqoonsanayaa"Wasiir Hore Hinda Gaani
83. Bulshada Gabiley Oo Ka Hadlay Ansixinta Gobolnimada
84. "Soomaaliyey Iskadaaya Xaasidnimada Somaliland"Ugaas Axmed
85. “Aqoonsigii Iridu Taagan Yahay, Se Cadaw Badan Ayaa ”Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Jsl
86. “Waxaa Aannu Doonayna Janno Aanay Galayn Carabi” Qoraa Ayman Catuum.
87. "Mukhaadaraadka Iyo Xumaanta Waa In Xeer Laga Soo Saar "Gudida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista.
88. Hooyo Soomaaliyeed Iyo Caruurteedii Oo Ku Dhibaataysan Dalka Hindiya
89. Dhakhaatiir Iyo Arday Ka Socday Jamaacada & Dhakhtarka Edna Aden Oo Adeegyo Caafimaad Fuliyey.
90. “Soomaaliya Waxaa Kusoo Wajahan Arrimo Halis Ah, Waayo…..” Danjire Maxamed Xaaji [Qaybtii 3-Aad]
91. "Isbahaysiga Mucaaradku Waxay Si Cad Ula Meeraysanayaan Gobolnimada Gabilay" Xildhibaan Cabdikariin
92. Orodyahanka Caanka Ee Mo Farah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley
93. Shaqaalaha Cusbitaalka Burco Oo Banaan Bax Sameeyay
94. Israa'iil Oo Dhaleecayn Culus Kala Kulantay Weererkii Ay Xalay Qaaday
95. Daahfurka Barnamijka Proffesional Diploma In Computarized Accounting Ee Jaamacadda Gollis
96. Laba Markab Oo Ay Leeyihiin Isra'iil Iyo Maraykanku Oo Lagu Weeraray Badwaynta Hindiya
97. Dahabshiil Group Oo Dhagax Dhigtay Dhismaha Cusub Ee Emergancy-Ga Cisbitaalka Dhexe Ee Buuhoodle
98. " 15 Sanno Ayaan Markab Dushiisa Ku Xidhnaa " #Dhibcaha_Taariikhda Q-1Aad
99. Samafalka Labada Waalid Waalid || Sheekh Dirir
100. Sheekh Cabdixakiin Sheekh Cali Suufi Oo Cod Macaan Ku Akhrinaya Quraanka Kariimka
101. Aas Qaran Oo Hargeysa Loogu Sameeyay Marxuun Suldaan Barre Xaaji Xussen Caraale.
102. Wararka Dunida Ugu Waa Weyn || Yaasir Axmed Abdilahi
103. Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Meherad Casriya Ka Daahfuray Magaalada Nayroobi
104. "Xasan Sheekh Iyo Kooxdiisu Irbadii Sunta Ahayd Ayey La Tageen..." Maareeyaha Madbacadda Qaranka
105. Maxakamadda Gobolka Sanaag Oo Xukun Ku Riday 48 Qof Oo Rabshad Ceerigaabo Ka Dhacday Lagu Soo Qabtay
106. Aas Qaran Oo Hargeysa Loogu Sameeyay Marxuum Suldaan Barre Xaaji Xussen Caraale.
107. Madax Kala Duwan Oo Ka Qayb Gashay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Suldaan Barre
108. "Suldaanku Waxa Uu Ka Qayb Qaatay Halgankii Somaliland" Musharrax Cirro
109. "Suldaan Barre Waligiiba Nin Talada Xaga Wanaagsan Ka Jooga Ayuu Ahaa"Madaxweyne Biixi
110. Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Ciyaaraha
111. Fanaaniin Caan Ah Iyo Marti Kale Oo Munaasibadda 18 May Kaga Qayb Galaya Itoobiya.
112. Maamulka Gobolka Sanaag Iyo Gudiga Nabad-Gelyada Oo Ka Hadlay Rabshad Ceerigaabo Ka Dhacday
113. Somaliland Iyo Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Muhiimadda Ay Leedahay Jidka Berbera Corridor
114. Madaxweynaha Kenya Oo Sheegay In Kooxo Hubaysan La Wareegi Doonaan Haddii Soomaaliya Atmis Ka Baxaan
115. Dabley Hubeysan Oo Dad U Badan Caruur Iyo Dumar Ku Laayay Nigeria
116. “ Annagu Kulmiye Ayaanu Ahayn Imikana Kulmiye Ayaanu Ahaanaynaa” Shacabka Degmada Sheekh.
117. Waxaan Ku Riyooday Aniga Oo Imtaxaankii Aduunyo Iyo Kii Aakhiraba Ku Fashilmay Ii Fasir Sheekh?
118. Musharax Cirro Iyo Gudoomiye Xirsi Oo Tacsi U Diray Geerida {Ahun} Marxuun Suldaan Barre.
119. Wararka Dunida Ugu Waa Weyn.
120. Magaalada Kampala Lagu Daahfuray Madasha Somali New Generation For Change (Isbaddalka Jiilka Cusub).
121. Caynaba Oo Dooratay Maayir Cusub.
122. Madaxweyne Muuse Biixi Oo War Cusub Ka Sheegay Heshiiskii Itoobiya
123. Tahriibayaal La Soo Badbaadiyey
124. Meheradda Axa Uk & Usa Brands Oo Laga Dahfuray Magaalada Hargeysa
125. Xeerka Hawl-Gabka Shaqaalaha Oo La Horgeeyay Golaha Wakiilllada Somaliland
126. Midawga Yurub Oo Oo Kal Dooranaya Taageerida Hay’addaha Caalamiga Ah & Taageeradooda Israel
127. Xilwareejinta Guddoomiyihii Hore Iyo Guddoomiyaha Cusub Ee Degmada Nasiye
128. Jawiga Maamulka Iyo Macalimiinta School Noradiin.
129. "Manchester United Sharafteeda Ayey Difaacaday" Khaalid Indho
130. Dugsiga Nuuradiin Oo Loogu Deeqay Dhul Cusub.
131. Weriye Khaalid Indho Oo Saxay Sadaasha Kulankii Man City Vs Man United.
132. Wararka Dunida Ugu Waa Weyn.
133. 7 Caruur Ah Oo Ay Liqday Xeebta Marka Ee Soomaaliya
134. ''Ciyaarta Finalku Way Ka Duwan Tahay Ciyaaraha Kale'' Khaalid Indho
135. Tallaabadii Uu Shiinuhu Qaaday Markii Ay Xidhiidhka Yeeshen Somaliland &Taiwan Danjire Maxamed Xaaji
136. Aroos Ka Dhacay Masar Oo Hadal Hayn Ka Dhaliyey Dalalka Carabta
137. Shiinaha Iyo Somaliland Oo Hadallo Kulul Is Waydaarsaday
138. Maxkamadda Icj Oo Ku Amartay Israa'iil In Ay Joojiso Duullaanka Ay Ka Waddo Rafax
139. "Walaalkaaga Dhibaataysan Marwalba U Ducee"Raxma Cabdillaahi
140. Maxaa Keena Wadne Xanuunka? Dr. Maxamed Xasan.
141. Cabdimaalik Coldoon Oo Burco Ka Dhisay Masaajid Lagu Dhisay Lacag Dhan 150K Oo Dollar.
142. Badhasaab Ku Xigeenka Sanaag Oo Eeddo Loo Jeediyey Wasiirka Biyaha Ka Difaacay
143. Meherada Revola Ayaa Laga Daahfuray Hargeysa.
144. Munaaasibad Lagaga Hadlayey Gobolnimada Sarar Oo Hargeysa Lagu Qabtay.
145. Af-Same Dental Clinic Oo Laga Helayo Adeegyada Afka Iyo Ilkaha Ayaa Laga Daahfuray Hargaysa
146. " 6 Arrimood Oo Lagu Helayo Ajar Xajj " Sheekh Barbaraawi.
147. Meherad Nooceedu Ku Cusub Yahay Hargeysa Oo La Xadhiga Laga Jaray
148. Fadhiga Ducada Mashruucii Kulanka Xufaadda
149. "Diyaaradu Waxay Igu Dhawaacday Bandar Wanaag 1988" Mujaahid Axmed Waysacadde #Mmpodcast
150. “Barnaamijkan In Aan Ka Qayb Galowaan Faraxsanahay” Hablaha Ka Qayb Galay Qur’aan Khatinka.
151. Ku Naso Qur'aanka Kariimka.
152. Tartanka Kama Dambaysta Ah Ee Dugsiyada Noradin, Fasallada 8-Aad || Q-2Aad
153. Sheekh Maxamed Aadan Oo Duceeyey.
154. Markiska Towfiiq Ayaa Munaasibad Uqabtay Dufcadii 4Aad Ee Ka Qalinjabisa.
155. Bandhig Faneed Ay Dalka Imaaradka Carabta Ku Qabanayaan.
156. Halkee Ayuu Noqonayaa Xadka Dalka Falastiin Ee La Aqoonsaday?
157. “Intii Hore Kulmiye Usoo Saartay Maanta Waddani Ayay Isugu Timi “ Ramaax Oo Burco Lagu Soodhaweeyay.
158. Taageerayaal Cusub Oo Ku Biirey Xisbiga Waddani.
159. Munaasibada Shirweynaha 1Aad Ee Dalada Caynu Nasiixa
160. "Hooyadu Waa Aasaaska Guriga" Hooyo Ka Qayb Gashay Khatinka Qur'aanka Ee Ka Socda Hargeysa
161. Degmada Sheekh Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Siyaasi Ramaax
162. Aqoonyahanka Degmooyinka Koodbuur Iyo Gacmo Dheere Oo Booqday Dhismaha Dhaamka Ugu Wayn Somaliland
163. "Waxan Doonaynaa Inay Noo Codeeyaan Kuwa Guriga Muuse Jooga"Guddoomiye Xirsi
164. "Doorashada Aynu Ku Galno Turxaan La'aan"Musharrax Cabdiraxmaan Cirro
165. Hay'adda Sos Oo Qabatay Wacyi Galin Ku Saabsan Isbedalka Cimillada
166. Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Oo Ceel Biyood U Dhagax Dhigay Dugsiga Farsamada Gacanta Burco
167. Dhalinyaro Ka Kala Timi Gobolada Somaliland Oo Ka Qayb Noqday Fadhi Lagu Khatimayo Qur'aaanka
168. "Muuse Biixi 7 Sanno Ayuu Xilka Hayey Wax Uu Dadka La Hor Imanayo Markale Ma Garanayo"Nuradiin Diini
169. Munaasibad Loo Qabtay Dawro Ka Socotay Masaajidka Bilaal Ee Magaalada Wajaaale
170. Wiil Iyo Gabadh Araga Naafo Ka Ah Oo Ka Qayb Galay Barnaamij Lagu Khatimayo Qur'aanka.
171. "Khaladaadkii Inaga Dhacay Xuskii 18-May Ayaynu Qur’aanka Ka Daba Gaynaynaa”Nasiiba Sh.aadan Siiro
172. Shiinaha Oo Dhoola Tuskii Millateri Ee U Weynaa Ku Hareereeyay Taiwan
173. Magaalada Hargeysa Oo Laga Daahfurey Markiska Khayrdoon.
174. Xal Loo Helay Timaha Adag Iyo Timaha Daata, Shambooga Ultra Doux
175. “Buugan Waxaan Ku Qoray Qiso Jeceyl Oo Aniga Igu Dhacday “Qoraaga Buugga Dhibane Jacayl.
176. Tartanka Kama Dambaysta Ah Ee Dugsiyada Noradin, Fasallada 8-Aad
177. Eheladda Nin Hargeysa Lagu Dilay Oo Ka Hadlay Xukun Lagu Riday Gacan Ku Dhiiglayaashii Dilay.
178. Fadhi Lagu Soo Khatimayay Qur’aanka Ijaazana Lagu Bixinayay Oo Uu Qabtay Markaska Ibnu Jazari.
179. Aqoonyahanka Degmoyinka Axmed Dhagax &31Ka May Oo Soo Arkay Dhismaha Mashruucii Ugu Wayna Somaliland
180. "Taariikhda Doorasha Muuse Ayaa Leh, Dagaalkii Ciidanku Ku Jabayna Muusaa Leh" Xil. Barkhad Batuun.
181. Barnaamijka Shuraako Oo Daahfuray Mashruuc Cusub Oo Ay Ka Faa'iidaysan Doonaan 45 Shirkadood.
182. Midawga Afrika Oo Ka Hadlay Waaranka Lagu Soo Xidhayo Raysal Wasaaraha Israa'iil
183. Proff Axmed Ismaciil Samatar Oo War Kasoo Saaray Doorashooyinka Somaliland.
184. "Waxa Timid Diyaarad Fookar Ah Oo Sida Tijaartii Ugu Waa Waynayd Muqdisho "#Dhibcaha_Taariikhda
185. Dalal Yurub Ka Tirsan Oo Falastiin U Aqoonsaday Dawlad Madax Banaan
186. Gudidii 18-Ka May Oo War Cusub Soo Saaray
187. "Saxaafadda Iyo Fly Dubai Waxa Muuqata Inaynu Nahay Dad Aad Isugu Dhow"Guddoomiye Maxamed Ilig
188. Qaramada Midoobay Oo Hakisay Qaybinta Cuntada Ee Magaalada Rafax
189. "Dalkeeni Wuxuu Qani Ku Yahay Waa Macdanta" Cabdilaahii Darawal.
190. "Waxaanu Dalka Keeni Doona Dalxiisayaal Badan"Gudoomiyaha Fly Dubai Ee Somaliland.
191. "Shirkadda Fly Dubai Bogaadin Ayay Mudanyihiin" Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ganacsiga & Dalxiiska
192. "Shaqo Culus Ayay U Haysaa Somaliland Shirkada Fly Dubai" Xildhibaan Eng. Xirsi Cabdilaahi Xirsi.
193. "Wadanka Inay Diyaarado Yimaadaan Ayaa Loo Baahanyahay, Fly Dubai Waxaa Leeyahay..." Maayar Mooge
194. "Visihii Waxaa Lagu Bixinayaa Baasaboorka Somaliland..." Maareeye Ku Xigeenka Hay'adda Duulista.
195. Ururkii Al-Ictisaam Iyo Qaabkii Uu Ku Aasaasmay.
196. Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xaalka Shaqaalaha Cusbitaalka Burco Oo Aan Mushahar Qaadan.
197. "Dalkeena Maanta Inta U Badan Ee Madaarka Dhooftaa Waa Dahab" Maayir Ku Xigeenka Hargeysa.
198. "Somaliland Quful Iyo Muftaax Ayay Kala Dooranaysaa." Xildhibaan Barkhad Batuun.
199. Xaruuntii Ugu Horaysay Ee Lagu Shaybaadho Macdanta Oo Hargaysa Laga Furay.
200. Shirkadda Al-Xarbi Oo Ka Jawaabtay Eedeymo Loo Jeediyey
Верх
Вниз

Скачать Видео с канала "MM Somali TV"

Клик по видео откроет в новом окне страницу загрузки видео.